Hargeisa (WJN)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa munaasibad hadhimo-shareed ah loogu sameeyay masuuliyiin uu dhawaan Magacaabay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Hadhimo sharafeedkan oo uu fidiyay Ganacsade Xaaji Maxamed Jaambiir Geele, ayaa waxaa ka soo qaybgalay xubno ka tirsan golaaha Wasiirada, Siyaasiyiin, Madax-dhaqameed, Aqoonyahan, Ganacsato iyo dadweyne kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka