Masuul KaTirsan Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay In Aanu Jirin Xeer Udiidaya Maxamuud Xaashi In Uu Isku Sharaxo Gudoomiyaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuul KaTirsan Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay In Aanu Jirin Xeer Udiidaya Maxamuud Xaashi In Uu Isku Sharaxo Gudoomiyaha.
December 11, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Yuusuf Arts oo kamid xubaha xisbiga kulmiye ayaa ka jawaabay hadaldhawaan kasoo yeedhay gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga kulmiye oo daadifeeyay murashaxnimada kulmiye ee maxamuud xaashi

Sidoo kale masuulkan ayaa sheegay in aanu jirin xeer maxamuud xaashi udiidaya in uu gudoomiyaha xisbiga isku sharaxaa in aanu jirin xaqna uu u leeyahay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS