Marwo Saamiya Muuse Oo Shaacisay In ay Oo Iska Casishay Xilkii Wakiilka Jsl Ee Dalka Filand,
December 4, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)- Wakiilka Somaliland ee dal ka filand marwo saamiya muuse ayaa shaacisay in ay gabi ahaanba iska casishay xilkii iyada oo aan faah faahin ka bixin sobobta keentay.