|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxweynuhu Musuq-maasuqa Aad Buu U Neceb Yahay, Bal Hadana Gondihiisa & Guradiisaba Waxbaa Lagu Musuqaa”Abwaan Weedhsame.
December 2, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa si farshaxan leh uga hadlay ficilada madaxwayne biixi ee aan islahayn iyo sida uu u neceb yahay musuq maasuqa iyo soo hadal qaadkiisa balse hadana ay hoostiisa uga dhacayaan musuq maasuqu Abwaan weedhsame oo barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga ku baahiyay qoraal kooban oo arimahaasi kaga hadlayo wuxuna udhignaa Sidan; “Madaxweynahayagu Musuqmaasuqa Aad Buu u Neceb Yahay, Weliba Wuu la Dagaalamaa, Lamaba Tusi karo, Waayo Dhiiggaa Ku Kaca Hadduu Ereyga Musuqba Maqlo. Bal Haddana Amarka Ilaahay Iyaba Yaa yaabe, Gondihiisa, Goonyihiisa Iyo Guradiisaba Wax baa Lagu Musuqaa!!!! Xaajiga Dookhiisu Waaba heer sare.\ QALINKII; ABWAAN XASAN DAAHIR WEEDHSAME
Related posts:Maayarka Caasimada Oo Sheegay In Degmada Ibraahim Koodbuur Loo Kala Qaybinayo Laba Degmo Iyo Gudi Uu... Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo Laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta Iyo Amar Culus Oo Ay Dul D... Mushraxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku Sugan Suuqa Waaheen Oo Wali Gubanaya COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|