|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxweynuhu Musuq-maasuqa Aad Buu U Neceb Yahay, Bal Hadana Gondihiisa & Guradiisaba Waxbaa Lagu Musuqaa”Abwaan Weedhsame.
December 2, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa si farshaxan leh uga hadlay ficilada madaxwayne biixi ee aan islahayn iyo sida uu u neceb yahay musuq maasuqa iyo soo hadal qaadkiisa balse hadana ay hoostiisa uga dhacayaan musuq maasuqu Abwaan weedhsame oo barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga ku baahiyay qoraal kooban oo arimahaasi kaga hadlayo wuxuna udhignaa Sidan; “Madaxweynahayagu Musuqmaasuqa Aad Buu u Neceb Yahay, Weliba Wuu la Dagaalamaa, Lamaba Tusi karo, Waayo Dhiiggaa Ku Kaca Hadduu Ereyga Musuqba Maqlo. Bal Haddana Amarka Ilaahay Iyaba Yaa yaabe, Gondihiisa, Goonyihiisa Iyo Guradiisaba Wax baa Lagu Musuqaa!!!! Xaajiga Dookhiisu Waaba heer sare.\ QALINKII; ABWAAN XASAN DAAHIR WEEDHSAME
Related posts:DAAWO; Afhayeenka Madaxtooyada somaliland oo Sheegay in Aanay Xukuumadu Marnaba Ogolaanayn Shirka Be... Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Maqaaxida Baraadka Ee Berbera Kala Shaaheeyey Boqolaal Ka Mid ah D... Daawo: Fanaaniinta Iid Jaamac Batalaale Iyo Nimco Yaasiin Oo Soo Bandhigay Heesaha Ayka Qaadayaan Ba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|