Madaxweyne Ku Xigeenka jsl oo Kulamo isla Xisaabtan Ah la Qaatay Maamulka Dawlada hoose Caasimada Hargeisa, Oo Ku Tilmaamay Kuwo Raacay hab maamulkii loo Dajiyey. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Ku Xigeenka jsl oo Kulamo isla Xisaabtan Ah la Qaatay Maamulka Dawlada hoose Caasimada Hargeisa, Oo Ku Tilmaamay Kuwo Raacay hab maamulkii loo Dajiyey.
December 17, 2019 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Kulamadan uu Todobaadkii u danbeeyey Madaxweyne ku Xigeenka Jsl Mudane C.raxmaan ismaaciil Saylici La yeelanayey Masuuliyiinta dawladaha hoose ee gobolada iyo degmooyinka dalka, kuwa ka tirsan Mashruuca JPLG-ga ayaa si isla xisaabtan ah ugu kuurgalayey qaabka loo maamulay fulinta mashaariicdii loogu talo galay iyo halka ay ku baxday Lacagtii loo qoondooyey.

madaxweyne Ku Xigeenka oo Kulan Dheer la qaatay Maamulka Dawlada Hoose Caasimada hargeisa Ayaa Ka Waramaya Sida ay Dawlada Hoose Caasimadu uga Shaqeysay Maamul Daadajinta iyo mashaariicaha hirgalay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan.

https://youtu.be/nvi6wk1gDAE

 

COMMENTS
LINKS