|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Ceerigaabo Oo Ka Hadlay Dablay Weerartay Saldhiga Magaalada, Iskana Difaacay Eedo La Xidhiidhiyay Jabhada Caare,
December 3, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Xildhibaanka degmada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa ka hadlay weerar habeen hore lagu qaaday saldhiga magaalada ceerigaabo oo aan wali la aqoonsan Sidoo kale maayarka ismaciil ayaa iska difaacay xildhibaan ku eedeeyay in uu qayb ka ahaa aas aaska jabhada caare. Dhanka kale maayar ismaaciil xaaji nuur ayaa wax laga waydiiyay halka uu ku danbeeyay wada hadalkii lagu soo afjaray jabhada caare ee dhexmaray madaxwayne biixi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Wasaarada Gaadiidka & Horumarinta Jidadka Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobolka S... Bulsho Waynta Gobolka Gabiley Oo La filayo In Ay Jawaab Adag Ka Bixiyaan Jidh Dilka Loogu Gaystay... DAAWO;-Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Booqasho Ugu Tagay Qoysas Madaxwaynuhu Dhulkoodii Ku Hayso Oo Tac... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|