|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Uga Yimid Faysal Cali Waarabe,Codsina Udiray Madaxwayne Biixi!
December 23, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud caydiid (soltelco) ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo uu usoo jeediyay faysal cali waraabe oo maalintii shalay ahayd ku baaqay ficilo lagaga soo horjeedo dawlada hoose Dhanka maayarka caasimada ayaa madaxwaynaha jsl ka codsaday in uu furo uruada siyaasada wakhtiga la gaadho isagoo faysalna ku eedeeyay in uu kursiga xisbiga kooto ku haysto HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Raysal Wasaraha Dalka Itoobiya oo Khudbad dhinacyo Badan Taabanaysa ka jeediyay Xarunta Qar... Xukuumada Oo Shirkada Alxarbi Ku Wareejisay Dhismaha Boostadii Hore Ee Hargeysa Iyo Gandi Library Oo... Daawo:Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Oo Faraha Kaga Gubtay Buug Uu Hore U Qoray Iyo Xildhibaano Guurtida... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|