|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Oo Hadlay Olole Nadaafadeed Ay Ku Eegayaan fayo Dhowrka Huteelada Cuntada Sameeyay + Digniinta Uu Udiray.
December 9, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Maayarka casimada hargaysa Cabdiraxmaan mmaxamuud caydiid (soltelco) ayaa ka warbixiyay olole nadaafadeed ay ka wadaan caasimada kaasi oo loogu kuur galayo fayo dhowrka meheradaha ka ganacsada cuntada. Sidoo kale maayarka caasimayaa soo bandhigay agabka ay wax ku kariyaan huteelada qaar iyo nooca uu yahay. Dhanka kale maayar casimada ayaa digniin udiray Mulkiilayaasha huteelada isagoo faray cida dib loogu qabto in talaabo laga sqaadi doono.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Wasiirka Biyaha JSL Oo Kormeer Ku Tagay Ceel biyood Cusub Oo Laga Hirgaliyay Deegaanka Botor ... DAAWO; Aqoonyahan Fu,aad Cali Caydiid Oo Soo Bandhigay Xadiga Musuq Maasuq Ee Ku kacay Maayarka Gab... “Hadii Ay Run Tahay Oo Madaxwayne Muuse Uu Doonayo In Somaliland Uu Ka Bedbaadiyo Khilaaf Siyaasi Ah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|