Ma Run Baa In Qoyska Madaxweyne Biixi Ay Dacwad Ka Dhan ah Faysal Cali Waraabe U Gudbiyeen Hay’adaha Sharciga? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ma Run Baa In Qoyska Madaxweyne Biixi Ay Dacwad Ka Dhan ah Faysal Cali Waraabe U Gudbiyeen Hay’adaha Sharciga?
December 29, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa(W.N)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo qoyskiisa ayaa la sheegay inay ka damqadeen eeddo uu guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe dhawaan u jeediyay oo nuxurkoodu ahaa in Madaxweyne Biixi uu dalkii ka dhigay ganacsi qoyskiisu leeyahay oo kale.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

XIGASHO; WARGAYSKA GEESKA

 

COMMENTS
LINKS