Haayada Ka Hortaga Aafooyinka Oo Ka Digtay Roobab Dabaylo Wata Oo 24 Sacadood Ee Soo Socda Kusoo Waajahan Xeebaha jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Ka Hortaga Aafooyinka Oo Ka Digtay Roobab Dabaylo Wata Oo 24 Sacadood Ee Soo Socda Kusoo Waajahan Xeebaha jsl.
December 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha haayada ka hortaga Aafooyinka faysal Cali Sheikh ayaa digniin udiray shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan xeebaha iyo Kaluumaysatada doonyaha wata uga digtay 24saacadood ee soo socda oo roobab dabaylo wataa kusoo waajahan yihiin xeebaha Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS