“Gudoomiye Saleebaanoow Kaama Shaqaynayso,Lacagtii Dadku Lahaa In Aad Cid Iska Siiso”Saylici Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Maayarka Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Gudoomiye Saleebaanoow Kaama Shaqaynayso,Lacagtii Dadku Lahaa In Aad Cid Iska Siiso”Saylici Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Maayarka Boorama.
December 14, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)- Madaxwayne kuxigeenka somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Maalmihii Udanbeeyay kormeer Mashruuca GBLJGA Ku Marayay gobolada dalka ayaa maanta gaadhay magaalado boorama isagoo maayarka magaalada boorama ujeediyay dhaliilo culus iyo aanu sifiican umaamulan mashruucan

Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka fariib culus uidray maayarada dalka .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS