Gudoomiye Kuxigeenka Haayada Qaxoontiga & Barakacayaasha Oo Dhagax Dhigtay Dhismayaal Laga Hirgalinayo Kaamamka Madheera. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Haayada Qaxoontiga & Barakacayaasha Oo Dhagax Dhigtay Dhismayaal Laga Hirgalinayo Kaamamka Madheera.
December 25, 2019 - Written by Editor:

Madheera(W,N)- Gudoomiye kuxigeenka Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qarna marwo ayaa maanta ka dhagax dhigay kaamamka barakacayaasha deeganka madheera dhismayaal laga hirgalinayo oo ah 100 suul oo baahi wayn ay uqabeen qoysaska barakacayaasha deegan madheera

Waxaana dhagax dhigan gudoomiye kuxigeenka haayada qaxoontig iyo masuuliyiin kale,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS