Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Booqasho Uu Ku Tagay Suuqyada Caasimada Hargaysa Iyo Soo Dhawaynta Uu Kala Kulmay Shacabka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Booqasho Uu Ku Tagay Suuqyada Caasimada Hargaysa Iyo Soo Dhawaynta Uu Kala Kulmay Shacabka.
December 22, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga ucid oo booqday saaka booqasho indho indhayn ah ku tagay suuqyada magaalada hargaysa ayaa shacaka kala kulmay soo dhawayn llayaable isagoo ku baaqay in loo baahan yahay in laga tashado dawlada hoose ee caasimada hargaysa.

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ku hanjabay hadii madaxwaynuhu talaabo ka qaadi waayo dawlada hoose in ay xoog kaga soo saari doonaan shacabku xafiisyada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS