Gudoomiyaha Maxkamada Wajaale Oo Ka Warbixiyay Kiisaska Sanadkii 2019 Soo Galay Maxkamada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Wajaale Oo Ka Warbixiyay Kiisaska Sanadkii 2019 Soo Galay Maxkamada,
December 31, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha maxkamada degmo/laanta magaalada tog wajaale ayaa ka warbixiyay kiisaskii maxkamada ay ka garnqaday sanadkii 2019 iyo tirada maandooriyayaasha ay qabteen

Sdoo kale gudoomiyaha laanta maxkamada tog wajaale ayaa ka waramay lacago foojariya oo ay qabteen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS