Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Oo Ka Hadlay Shaqaale Laga Eryay Madaar Hargaysa Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Oo Ka Hadlay Shaqaale Laga Eryay Madaar Hargaysa Iyo Sobobta!
December 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiahaa haayada shaqaalaha dawlada farxaan Aadan haybe  ayaa ka hadlay  wiil dhalinyaro ah oo laga eryay madaarka caasimada kana mid ahaa shaqaalaha dawlada

Gudoomiyaha hayada shaqaalaha ayaa soo bandhigay sobobta lagu eryay iyo ficilada uu ku kacay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS