Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Oo Isku shaandhayn Ku Sameeyay Agaasimo Waxeedyada Wasaaradaha+Amar Uu Faray Wasiiradda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Oo Isku shaandhayn Ku Sameeyay Agaasimo Waxeedyada Wasaaradaha+Amar Uu Faray Wasiiradda.
December 15, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada ayaa  markii ugu horaysay soo saaray wareegto uu isku badal kusameeyay agaasimo waxeedyada wasaarada qaar

Sidoo kale gudoomiye farxaan ayaa amar dul dhigay wasiirada ay khusayso isku shaandhaynta uu ku sameeyay agaasimo waxeedyada wasaaradaha.

HALKAN KA AKHRI WAREEGTADA GUDOOMIYAHA HAAYADA SHAQAALAHA DAWLADA;

WAJAALENEWS DESK

 

COMMENTS
LINKS