Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha hay”adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif), ayaa maanta la kulmay Hooyo dhawaan laga eryay meherad ay ka shaqaynaysa.
Waxaanu uu gudoomiye Xinif sheegay in ay ka Xukuumad ahaan ay shaqaaleysiinayaan Hooyadaasi, isagoona ka shaqaalasiisay xafiiska Hay’adda Qaxootiga.