Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo maanta soo saaray war-saxaafadeed, ayaa waxaa uu isku bedel iyo magacaabis uu ku sameeyay gudi hoosaadyada ay ka kooban yihiin golaha Wakiilada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka