Golaha Guurtida Oo Saska Qaaday Ergada Dhex Dhexaadinta Ee Kulan La Qaatay Waftigii Beesha Caalamka Iyo Xildhibaan Indho Indho Oo Eedo Culus Ujeediyay Waftigan, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Oo Saska Qaaday Ergada Dhex Dhexaadinta Ee Kulan La Qaatay Waftigii Beesha Caalamka Iyo Xildhibaan Indho Indho Oo Eedo Culus Ujeediyay Waftigan,
December 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xildhibaan indho indho oo katirsan golaha guurtida ayaa eedo culus ujeediyay waftiga ka socda beesha caalamka ka socday oo hargaysa soo gaadhay islamarkaana aan la kulmaynin golaha guurtida

Xildhibaan indho indho ayaa eedo culus ujeediyay waftigan beesha calamka oo uu sheegay in a Somaliland kusoo duuleen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS