Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hadley Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya iyo qaabka loo wajahayo.
Dhinaca kale, Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadley shir loogu magacdaray shirka aragti wadaaga Soomaalida oo ay soo qaban qaabisay Maxadka daraasaadka Soomaaliya ee Hiriteg oo ka dhacday Jabuuti.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka