Falanqaynta:Kulankii Madaxwayne Biixi Iyo Waftigii Ka Socday Beesha Caalamka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Falanqaynta:Kulankii Madaxwayne Biixi Iyo Waftigii Ka Socday Beesha Caalamka!
December 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti culus oo ka socday beesha caalamka kaasi ooh ore kulamo ula soo yeeshay xisbiyada mucaaridka ururada bulshada ,maxkamada sare iyo ergadii dhex dhexaadinta khilaafka xukuumada iyo asxaabta

Falaynta kulanka madaxwaynaha iyo beesha caalamka ayaa waxaa ka faalooday Prof cabdisalaam yaasiin oo hoosta ka xariiqay waxa laga filan karo kulankani in uu ka badalo muranka mudada dheer udhexeeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka oo caqabad ku noqday qabsoomida doorashooyinka somaliland ee golayaasha wakiilada iyo deegaanka mudo dhaafay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA FALANQAYNTA ;

COMMENTS
LINKS