Falanqaynta; Sharcigu Muxuu Ka Qabaa Qodobada Ay Soo Saareen Ergada Dhex Dhexaadinta Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Falanqaynta; Sharcigu Muxuu Ka Qabaa Qodobada Ay Soo Saareen Ergada Dhex Dhexaadinta Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka?
December 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ergada dhex dhexaadinta khilaafka xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada somaliland ayaa soo saaray qodobo ay ku xalinayaan muranka ka taagan komishanka cusub ee dhawaan la dhaariyay oo sobobay khilaafka cakiran ee dalka ka tagaan

Garyaqaan mubaarik aar ayaa falanqayn sharci ku sameeyay waxa uu sharcigu ka qabo qodobadan iyo waxyaabaha laga filan karo in ay kasoo baxaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS