Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Olole Nadaafadeed Ka Fulisay Goobo Muhiim Ah Iyo fariinta Ay Udireen Shacabka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Olole Nadaafadeed Ka Fulisay Goobo Muhiim Ah Iyo fariinta Ay Udireen Shacabka.
December 15, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa sameeyy olole lagu ururiyo xashinka lagu daryeelo bilida caasimada.

Waxaana ololaha ka hadlay badhasaabka gobolka iyo maayar kuxigeenka casimada iyo xubno kale,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/ALCX5DwiiX0

COMMENTS
LINKS