DAAWO;Waftigii Somaliland Ee Gurmadka Gaadhsiiyay Beledwayne Oo ka Warbixiyay Kulan Ay La Yeesheen Farmaajo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Waftigii Somaliland Ee Gurmadka Gaadhsiiyay Beledwayne Oo ka Warbixiyay Kulan Ay La Yeesheen Farmaajo.
December 28, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wafti kasocday somaliland oo gurmad gaadhsiiyay dadkii ku waxyeeloobay fatahaada ee beledwayne ayaa dalka dib ugu soo noqday.

Waftigan somaliland oo mudadii ay ku sugnaayeen somaliya kulamo kala duwan la qaatay madaxda somaliya ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay wada yeesheen madaxwayne somaliya farmaajo iyo arimaha uu kala hadlay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS