DAAWO;Suldaanka Guud Ee Habar Awal Waxaan Leeyahay, Duco Kaamaanu Sugayn,Balse Waalaysla Xisaabtami” Boqor Buurmadow. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Suldaanka Guud Ee Habar Awal Waxaan Leeyahay, Duco Kaamaanu Sugayn,Balse Waalaysla Xisaabtami” Boqor Buurmadow.
December 31, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud buurmadow oo ka hadlay munaasibadii caleemo saarka suldan ay ku beelyihiin ee deegaanka gar,adag ayaa si kulul udibaaqay hadal uu madasha ka jeediyay suldaanka guud ee Habar Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi suldan cabdiraxmaan kaasi oo uu ku sheegay in  uu duco usido caleemo saarka

Boqor buur madow oo ayaa dareen celiyay hadalka suldaanka isagoo sheegay in aanay duco ka sugayn balse wixii ka dhexeeyay laga xisaabtami doono.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS