HARGAYSA(W,N)- Suldaan Cali Cabdiraxmaan oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliand ayaa sheegay in maamulka muqdisho ogolayn dawladnimada Somaliland marwalbana ay ku hawlan yihiin hagardaamada qadiyada Somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;