HARGAYSA(W,N)- Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbi xaakimka kulmaiye axmed cabdi dheere ayaa ka warbixiyay kulan ay xarunta xisbi kuwada yeesheen ergadada dhex dhexaadinta muranka xisbiyada mucaaridka ah iyo xukuumada.
Gudoomiye kuxigeenka kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay arimaha ay wada hadleen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;