|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildlhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Si Qaawan U Weeraray Odoyaasha Madasha Iyo faysal Cali Waraabe
December 6, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo kamid golaha wakiilada somalland ayaa si kulul uweeraray gudoomiye faysal cali waraabe isago asxaabta mucaaridka isagoo sheegay in lacagta ay qaataan ay biiliyaan caruurtooda oo yurub joogta. Sidoo kale Xildhibaan cabdiraxmaan dheere ayaa odoyaasha madasha wadatashiga ku tilmaamay siyaasiyiin israadinaya oo doonaya in ay muuqdaan uun, Dhanka kale xildhibaana ayaa weerar qaawan ku qaaday muj cabdiraxmaan aw cali tolwaa oo aan isagu ku jirin kooxan is haysta. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo Tahli Kari Waayey Inuu Warbaahinta Fariin Uga Diro Ciida Darteed Shac... “Xukuumaddu Waxay Imaraadka Uga Dacweyso Boqor Buurmadaw Waa Khalad,”Suldaan Maxamed Cabdiqaadir. War Deg Deg Ah; Madaxwayne Biixi Oo Kulan La Yeeshay Xildhibaan Cabdikariim Axmed Mooge Iyo Arimaha ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|