|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildlhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Si Qaawan U Weeraray Odoyaasha Madasha Iyo faysal Cali Waraabe
December 6, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo kamid golaha wakiilada somalland ayaa si kulul uweeraray gudoomiye faysal cali waraabe isago asxaabta mucaaridka isagoo sheegay in lacagta ay qaataan ay biiliyaan caruurtooda oo yurub joogta. Sidoo kale Xildhibaan cabdiraxmaan dheere ayaa odoyaasha madasha wadatashiga ku tilmaamay siyaasiyiin israadinaya oo doonaya in ay muuqdaan uun, Dhanka kale xildhibaana ayaa weerar qaawan ku qaaday muj cabdiraxmaan aw cali tolwaa oo aan isagu ku jirin kooxan is haysta. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasaarada Caafimaadka Oo War Kasoo Saartay Xanuun Maalmihii Udanbeeyay Dad Badan Sooritay Gobolada H... DAAWO: Gudoomiye MUUSE BIIXI Oo Si Jees-jees Ah Uga Hadlay Eedaymaha Isbahaysiga Musharaxiinta Ee Ah... URURKA SOLJA, Oo walaac ka muujiyay Xaaladda Wariye Yuusuf Maxamed Xasan, Oo Muddo Ku Xidhan Dalka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|