DAAWO;-Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Caasimada Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid.
December 2, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)- Xildhibaanada golaha deegaanka degmada hargaysa ayaa ka jawaabay eedo gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe usoo jeediyay golaha deegaanka
Sidoo kale xildhibaan ayaa eedo culus ujeediyay faysal cali waraabe.