DAAWO;-Wasiiro Ka Qaybgalay Daahfurka Xarunta Barashada Xirfadaha Kala Duwan Ee Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiiro Ka Qaybgalay Daahfurka Xarunta Barashada Xirfadaha Kala Duwan Ee Magaalada Gabiley.
December 29, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Wasiiro ka socday xkuumada Somaliland ayaa magaalada gabiley kaga qaybgalay munaasibad lagu daah furayay barnaamijka barashada xirfadaha kala duwan ay dhalinyaradu ku baran doonto.

Munaasibadan ayaa ugu horay waxaa ka hadlay maayarka magaalada gabiley oo sheegay doorka ay ka gaysteen barnaamijka barashada xirfadaha kala duwan.

Sidoo kale waxaa iyana hadalo ka jeediyay wasiirada ,ciyaaraha isagaadhsiinta iyo technoolajiya, maalgashiga iyo xubno ku hadlayay magaca haayada soo qaban qaabisay xafladan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS