DAAWO;-Wasiirka Cusub Ee Xanaanada Xoolaha Oo Xilkii Kala Wareegay Dhigiisii Hore Iyo Weedhihii Laga Yidhi Madasha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Cusub Ee Xanaanada Xoolaha Oo Xilkii Kala Wareegay Dhigiisii Hore Iyo Weedhihii Laga Yidhi Madasha.
December 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka cusub ee xanaanada xoolaha siciid sulub ayaa xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaarada ahna wasiirka qorshaynta xasan gaafaadhi.

Xil wareejinta labadan masuul ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin katirsa xukuumada taasi oo laga jeediyay hadalo dardaaran iyo duco ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS