DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl, Sheegayna In Ay Dib U Eegayaan Heshiiska Shirkada Somcable. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl, Sheegayna In Ay Dib U Eegayaan Heshiiska Shirkada Somcable.
December 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya ayaa lalayeeshay wasiirka isgaadhsiinta iyo tcehnolajiyada somaliland Dr Cabdiwali Suufi Jibriil.

Sidoo kale Wasiirka Isgaadhsiinta ayaa ka hadlay wakhtiga ay hirgaliyaan nidaamkii ay iskugu xidhayeen telefonada shirkadaha isgaadhsiinta somaliland

Dhanka kale Wasiir Dr Cabdiwali ayaa shaaciyay in ay dib u eegis ku samaynaya heshiiska shirkada somcable xukuumadu ugu sexeexday kootada 25sano.

DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGA WASIIRKA ISGAADHSIINTA JSL;

 

 

COMMENTS
LINKS