|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wajigii Labaad Ee Nabadaynta Ceel-Afwayn Oo Furmay Iyo Madax-Dhaqameedka Ka Horyimid Shir Uu Iclaamiyay Suldaan Siciid.
December 7, 2019 - Written by Editor:CEEL-AFWAYN(W,N)- Wajigii labaad ee Nabadaynta Beelaha Dirirtu ku Dhexmaray deegaanada Ceel-Afwayn Oo furmay kaasi Oo lagu Dhamaystiri doona nabada Deegaanadani, Sidoo kale Madaxdhaqameed iyo xubno kale oo ka hadlay Shirkan ayaa shaaciyay in ay soo dhawaynayaa xal uhelida Colaada Beelaha wada Deegaanada Ceel-Afwayn. Dhanka kale Madaxdhaqameedka ayaa ka horyimid shir uu dhawaan iclaamiyay Suldaan Siciid oo ka mid ah Madax-dhaqameedka gobolka sanaag kaasi oo ay ku tilmaameen in aan loo baahnayn wakhtiga,cidii siyaasad doonaysaana ay galaan xisbiyada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi X.Cali Xasan Oo Khudbad Ka Jeediyay Xaflad Haween Waynaha Xaa... Xildhibaan Nimco Bucul Oo Ka Warbixisay Xaalada Caafimaad Ee Xil, Cibaado Maax, Beenisayna Warkii Ho... Daawo:Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ku Milmay Mareegta Siyaasada Jawaab Adagna Siiyay Suld... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|