DAAWO;-Wafti Ka Socda Dalka Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Tog Wajaale Iyo Ujeedada Safarkooda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti Ka Socda Dalka Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Tog Wajaale Iyo Ujeedada Safarkooda!
December 24, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Wafti wasiiro oo ka socday dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka tog wajaale ee gobolka gabiley/

Waxaana waftigan soo dhaweeyay wasiirka maalgashiga maamulka gobolka gabiley iyo xubno kale.

Dhanka waxaa ujeedada safarkooda ka warbixiyay wasiir katirsan waftiga itoobiya kaasi oo ka mahad celiyay soo dhawayntan iyo ujeedada ay uyimaadeen

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/IoLwKsvlPOk

COMMENTS
LINKS