DAAWO;-Waalidiin Ka Dareen Celiyay Faa,iidada Ay Ubadkoodu Ka Heleen Barnaamijka Shaqo Qaran. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waalidiin Ka Dareen Celiyay Faa,iidada Ay Ubadkoodu Ka Heleen Barnaamijka Shaqo Qaran.
December 12, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah waalidiinta dhalay dhalinyaradii sanadkii kowaad kasoo baxay barnaamijka shaqo qaran ayaa ka dareen celiyay Faa’iidada  shaqo abuur ee ay ubadkoodu heleen iyaga oo sheegay in ay tahta guul dalka loo horseeday Barnaamijka Shaqo Qaran.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN IYO DAREEN WAALIDKA;

COMMENTS
LINKS