HARGAYSA(W,N)- Taliyaha xarunta danbi baadhiska Gen faysal Xiis ahna afhayeenka ciidanka booliska somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay xadhiga ay xukuumadu kula kacday siyaasi ramaax cali hayse
Sidoo kale ciidanka booliska ayaa sheegay xadhigiisa in a umareen sifihii sharciga ahaa iyo cida soo dacwaysayba
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;