DAAWO;-Sonsaf Oo Magaalada Hargaysa Ku Qabatay Kulan Lagaga Dooday Saamaynta Jsl Ay Ku Yeelan Karto Daynta Somaliya Laga Cafinayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sonsaf Oo Magaalada Hargaysa Ku Qabatay Kulan Lagaga Dooday Saamaynta Jsl Ay Ku Yeelan Karto Daynta Somaliya Laga Cafinayo!
December 30, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dalada ay ku midoobeen Ururada aan Dawliga ahayn Ee Sonsaf ayaa soo qaban qaabisay kulan lagaga Hadlayay saamaynta ay dwlada Somaliland ku yeelanayso daynta Somaliya ay ka saamaxayaan wadamo caalamka ka mid ah.

Waxaana ugu horay munaasibadan ka hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada kulankan ay soo agaasimaha dalada Sonsaf. Anwar Maxamed

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS