DAAWO;-Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Markale Shaaciyay Murashaxnimadiisa Gudoomiyaha kulmiye,Sheegayna Inuu xisbiga Uga Soo Horeeyay Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Markale Shaaciyay Murashaxnimadiisa Gudoomiyaha kulmiye,Sheegayna Inuu xisbiga Uga Soo Horeeyay Madaxwayne Biixi.
December 25, 2019 - Written by Editor:

SWEDEN(W,N)-Wasiirkii Hore Ee wasaarada madaxtooyada xukuumadii axmed siilaanyo Maxamuud xashi cabdi  ayaa lagu soo dhaweeyay dalka sweden isagoo socdaal ku marayay wadamo kamid ah qaarada yurub

Siyaasi maxamuud xaashi ayaa markale shaaciyay murashaxnimadiisa gudoomiyaha xisbiga kulmiye

Sidoo kale maxamuud xaashi ayaa sheegay in hankiisa gudoomiyaha xisbiga kulmiye aanu ahayn mid xisbiga qaybinaya.

HALKAN KA DAAWOO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS