DAAWO;-Shirwaynihii 9aad Ee Dalada Sonyo Oo Ka furmay Magaalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirwaynihii 9aad Ee Dalada Sonyo Oo Ka furmay Magaalada Hargaysa
December 27, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Shirwaynaha dalada dhalinyarada somaliland ee sonyo ayaa maanta ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo socon doona mudo laba maalmood ah..

Waxaana manaasibada furitaanka ka qabgalay wasiiro xukuumada kasocday,madaxda xisbiyada mucaaridka iyo marti sharaf kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS