DAAWO;-Shirkada Daabacada Ee Tusmo Jet Oo Xafiis Ka Furatay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Daabacada Ee Tusmo Jet Oo Xafiis Ka Furatay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.
December 12, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Shirkada daabacaada Casriga ah ee Tusmo Jet ayaa Xafiis ka furatay magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ee gobolka gabiley.

Maamulka Shirkada Daabacada ee Tusmo ayaa shacabka ku Dhaqan magaalada tog wajaale ugu bushaareyay qiimo dhimis macquul in loo samayn doono.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/W5RwBLg4KQo

COMMENTS
LINKS