DAAWO;-Sheekh Siciid Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Muranka Dhul,Sheegayna In Dawladaha Hoose Qayb ka Yihiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Siciid Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Muranka Dhul,Sheegayna In Dawladaha Hoose Qayb ka Yihiin.
December 6, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA (W,N)-Sheekh Siciid Saaweer Oo Kamid Culimada Magalaada Boorama ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay  muran dhul oo  bulshada marwalba kusoo noqd noqda

Sidoo kale sheekh siciid ayaa ganacsatada ugu baaqay in ay ilaahay ka baqaan oo ay iska daayaan iibsiga dhulka lagu marunsan yahay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS