UK(W,N)-Safiirka dhawaan madaxwaynaha Somaliland umagacaabay dalka Ingiriiska ayaa kulan balaadhan la yeeshay jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan magaalada Birmingham ee dalka Uk.
Kulan oo ujeedadiisu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa isku xidhnaan xukuumadaiyo jaaliyadaha reer Somaliland ee ku dhaqan cariga ingiriiska
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;