DAAWO;-Muuqaalka Shil Layaable Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Hargaysa +Goobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muuqaalka Shil Layaable Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Hargaysa +Goobta!
December 8, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Waxaa xalay xili danbe shil gaadhi ka dhacay jidka wadnaha caasimada gaar ahaan buundada hoos marta huteel guleed dusheeda,

Shilkan ayaa sobobay in gaadhi noociisu yahay markii one10 nooca layaqaan oo ka dul booday buudada guuleed islamarkaana ku dhacay hoose biyo mareenka ah.

Shilka gaadhi ayaanay jirin cid wax ku noqotay balse waxaa gabi ahaanba burburay gaadhigii.

Shilkan ayaa sicad loo sheegin waxa sobobay balse dadka qaar ayaa sheegaya In ay keentay kadib wakhtiga uu socday oo dhulka ceeryaan haysatay, taasi oo sobobtay in uu wadada ka dayoobo.

Saaka Aroortii ayaa bulshada wadadan maraysay ay ku waaabaristeen gaadhigan oo ku jira buundada hoosteeda kaasi oo si layaable udul maray kaabadaha loogu talo galay in ay qabtaan wixii kusoo dhacay buundadani.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Gaadhi Iyo Halka Uu Ku Jiro;

COMMENTS
LINKS