Daawo: Mudaharaad Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Boorama | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Mudaharaad Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Boorama
December 16, 2019 - Written by Editor:

Boorama (WJN) – Waxaa maanta magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ka dhacay Mudaharaadyo lagaga soo horjeedo xadhiga Suldaan Abshir Maxamed Ducaale oo ay ciidamada Boolisku xabsiga dhigeen shalay, Waxaana uu Mudaharaadkaasi uu sababay Dhaawaca Hal Qof.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS