DAAWO;-Maxaa Kala Qabsaday Xoghayaha Xisbiga Wadani Iyo Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Madal Ku Kulmay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maxaa Kala Qabsaday Xoghayaha Xisbiga Wadani Iyo Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Madal Ku Kulmay!
December 10, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Munaasibad laga hadlayay arimaha xuquuqal insaanka Somaliland ayaa waxaa hadal kulul isku waydaarsaday xoghayaha xisbiga wadani oo eedo ujeediyay xukuumada

Wasiiro xukuumada katirsan ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalka kasoo yeedhay xoghayaha xisbiga wadani iyaga oo xukuumada madaxwayne bixi ka difaacay eedahaasi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/PDPIZTTtb-0

 

COMMENTS
LINKS