DAAWO;-Maxaa Ka Rumoobay Hal Ku Dhigii Madaxwayne Biixi Ee “Sharcigu Ha Sareeyo?” Iyo Milicsiga Awood Sheegashada Shacabka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maxaa Ka Rumoobay Hal Ku Dhigii Madaxwayne Biixi Ee “Sharcigu Ha Sareeyo?” Iyo Milicsiga Awood Sheegashada Shacabka!
December 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa wakhtigii uu ololaha doorashada madaxwaynaha ku jiray hal ku dhigiisu ahaa saraynta sharciga taasi oo laga filiyay fulinteeda iyo tixgalinta Xaqa muwaadiniinta Uusiiyay dastuurku.

Hadaba maxaa ka rumoobay balan qaadkaasi? maxaase shacab iyo maati lagu fuliyay awood sheegasho madaxwayne iyo xoog lagaga raro dhul uu lahaanshihiisa sharcigu siisay sobobay?

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WEEDHIHII OLOLAHA EE MADAXWAYNE BIIXI IYO BAROORTA SHACAB DHULKII AY DEGENAAYEEN XOOG LAGAGALA WAREEGAY;

https://youtu.be/MGuQ05Po3FI

COMMENTS
LINKS