DAAWO;-Madaxdhaqameedka Wiil Dhalinyaro ah Ee Lagu Dilay Magaalada Wajaale Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxdhaqameedka Wiil Dhalinyaro ah Ee Lagu Dilay Magaalada Wajaale Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada Jsl.
December 26, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Madaxddhaqameedka iyo Odoyaasha Uu kasoo jeedo wiil Dhalinyaro ah oo dhawaan ciidamada booliska magaalada wajaale toogasho dileen ayaa shir jaraa,id oo ay maanta ku qabteen magaalada boorama fariin culus udiray xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne muuse biixi.

Odoyaasha iyo waxgaradka ayaa ku hanjabay hadii xukuumadu deg deg talaabo uga qaadi waydo askartii dilkaa gaysatay in ay ku kici doonaan falal ay ugu Aarayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS