HARGAYSA(W,N)-Odoyaasha madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka somaliland ayaa maanta dacwad ka dhan ah golaha guurtida somaliland ugudbiyay maxkamada sare
Waxaana ujeedada dacwadan faah faahin ka bixiyay qarkamida masuuliyiinta madasha.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;